GARBAHAAREEY ONLINE » Musharax halus ku ah Xasan Sheikh oo shir Xasaasi ah la yeeshay Xildhibaanada Hirshabelle+(Cadeyn+Sawiro)..
Sunday, March 26th, 2017
header

Musharax halus ku ah Xasan Sheikh oo shir Xasaasi ah la yeeshay Xildhibaanada Hirshabelle+(Cadeyn+Sawiro)..

= 238

Musharax madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa xalay casho sharaf u sameeyay xildhibaanada baarlamaanka ee kasoo jeeda deegaanada maamulka Hirshabeelle.

Musharaxa ayaa sheegay in kulankii xalay uu ahaa mid wadatashi ah oo uu la yeelanayay xildhibaanada kasoo jeeda deegaanada maamulka Hirshabeelle.

Xildhibaanada baarlamaanka ee kasoo jeeda Hirshabeelle ayaa si wanaagsan usoo dhaweeyay musharaxnimada Jabriil Ibraahim Cabdulle.

Qaar kamid ah xildhibaanada oo ka hadlay kulankii xalay ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Jabriil Ibraahim Cabdulle.

Jabriil Ibraahim, ayaa kamid ah musharixiinta ugu cad cad xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Todobaadyadii ugu dambeeyay magaalada Muqdisho waxaa ka dhacayay kulamo kala duwan  oo lala yeelanayay xildhibaanada lagu soo doortay maamul goboleedyada dalka.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K