Thursday, April 27th, 2017
header

DEG DEG: Labo Xildhibaan oo musharax ah oo si lama filaan go’aan uga qaatay..

= 221

Waxaa Xarunta uu ku shiro Baarlamaanka Soomaaliya ka bilaabatay Dhageysiga Musharaxiinta  u tagaan qabashada Xilka Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Soomaaliya .

Labo Musharax oo kala ah Xildhibaan C/llaahi Cismaan Ducaale iyo Xildhibaan Jamaal Xasan Cismaaciil ayaa ka tanaasulay Musharaxnimada Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Baarlamaanka.

hadda baarlamaanku waxaa uu dhageysaneyaa Qudbadda 10-ka Musharax ee u Tartamaya Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K