GARBAHAAREEY ONLINE » (DHAGEYSO): Mas’uul si Toos ah ugu jabay Wariye & Qabiil uu ugu faanay…
Sunday, March 26th, 2017
header

(DHAGEYSO): Mas’uul si Toos ah ugu jabay Wariye & Qabiil uu ugu faanay…

= 198

Afhayeenka Wasaarada Amniga Maamulka Jubbaland Axmed Carab ayaa  laga duubay Cod sir oo uugu hanjabayo wariye ka shaqeeya Mid kamida Idaacadaha Muqdisho.

Wariyaha ayaa qadka telefoonka kula xidhiidhay Afhayeenka si uu u wareysto hase ahaatee Masuulkan ayaa dacaayada iyo hajabaad isugu daray wariyaha waxaana uu weydiyay Su’aal layaab leh oo aheyd Mareexaan Miyaa tahay Mise Habar gidir.

Codka Sirta ah ee laga duubay Masuulkan Afhayeenka Maamulka Jubbaland ah ayaa dhaawici kara Sumcadiisa inkastoo ay jiraan Masuuliyin isaga ka horeeyay oo sidaan oo kale looga duubay Codad Sir ah  oo ay wariyaal la dilay & kuwo weli shaqeeya loogu handaday.

 

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K