Thursday, April 27th, 2017
header

DAAWO: Beel degta Hirshabelle oo kalsoonida kala laabatay madaxweyne Cosoble & Halis ku soo foodleh..

= 146

Mid ka mid ah Beelaha Ka soojeeda deegaanada Hirshabelle ayaa kalsoonidii kala laabatay maamulka uu madaxweynaha ka yahay mudane Cali C/llaahi Cosoble.

Beeshan sheegtay in kalsoonida kala laabatay maamulka Hirshabelle ayaa ka cabaneysa in la duudsiiyay xuquuqdii ay ku lahaayeen maamulka,waxayna sheegeen in madaxweyne Cosoble uu doonayo in magalaada Baladweyne dab ka dhex shido beelaha dego.

Waxayna Beeshan oo ah Beesha Gaal-jecel ay beesha caalamka ugu baaqeen iney soo fara geliyaan arintaan.

  HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA.

 

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K