GARBAHAAREEY ONLINE » (DHAGEYSO): C/wali Gaas oo xalay ku Hooyday degmo Daacish ku xoogan tahay..
Sunday, March 26th, 2017
header

(DHAGEYSO): C/wali Gaas oo xalay ku Hooyday degmo Daacish ku xoogan tahay..

= 103

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay gaaray magaalada Qandalla ee Gobolka Bari ayaa xalay halkaasi ku hoyday.

Madaxweynaha oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Qandalla oo mudo Daacish gacanta ugu jirtay hadda ay tahay mid amaan ah loona baahan yahay in shacabka ay ku soo laabtaan.

Madaxweynaha ayaa lakulmay waxgaradka magaalada, wuxuuna ku sifeeyey qorshihiisa tagida Qandala in ay salka ku hayso arrimaha ogaanshaha xaaladda magaalada.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K