GARBAHAAREEY ONLINE » (DHAGEYSO): Ceydiid Ilka Xanaf oo ku Hanjabay inuu ku laabanayo Somaliland Hadii aan loo ogolaan..
Sunday, March 26th, 2017
header

(DHAGEYSO): Ceydiid Ilka Xanaf oo ku Hanjabay inuu ku laabanayo Somaliland Hadii aan loo ogolaan..

= 169

Guddoomiyihii hore ee Maxkamada sare Abuukaate Ceydiid Ilka Xanaf ayaa sheegay inuu ku laabanayo Somaliland uu deegaan ahaan ka soo jeedo Haddii loo diido inuu isku soo sharxo xilka uu ka damacsan yahay Dowladda cusub.

lka Xanaf ayaa sheegay in Madaxda dowladda Soomaaliya hadii aysan si siman ugu shaqeyn siyaasiyiinta xildoonka ah in uu dib ugu laabtan doono degaanadii uu kasoo jeeday.

Abuukaate Ceydiid ayaa ugu baaay madaxda ugu sareysa dalka iney ka shaqeeyaan cadaaladda,islamarkaana dalka u horseedin qalalaaso.

Ilka Xanaf ayaa muddo dhowr sano ah waxaa uu ahaa gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya, waxaana uu ka mid yahay siyaasiyiinta kasoo horjeeda gooni isku taaga Somaliland.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K