Saturday, June 24th, 2017
header

(TOP+DHAGEYSO): Mursal Xeefow oo shaaciyay war ka nixiyay C/kariin X.Guuleed..

= 153

Xildhibaanada Cusub ee Maamulka Gobolada Dhexe Ahlusunna ayaa lagu dhaariyay Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud iyadoo Xildhibaanada ay ka kooban yihiin 65 Xubnood.

Afhayeenkii Hore Ee Maamulka Ahlusunna Ahna Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Ahlusunna Sheekh  Mursan Maxamed Xeefow ayaa sheegay in Baarlamaanka Cusub ee Gobolada Dhexe laga soo xulay Seddaxda Gobolo ee Kala Ah Galgaduud, Mudug iyo Gobolka Hiiraan.

Afhayeenkii hore ayaa intaa kudaray in Xildhibaanada lagu dhaariyay Magaalada Dhuusamareeb ayaa u dhan yihiin Beelaha dega Seddaxda Gobol islamarkaana aanu lamid aheyn Baarlamaanka kuwii horey loogu dhisay Maamul goboleedyada Dalka.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K