GARBAHAAREEY ONLINE » DAAWO: Balanqaadka dhanka ciidamada ee Musharax Jaamac Xasan Khaliif
Sunday, March 26th, 2017
header

DAAWO: Balanqaadka dhanka ciidamada ee Musharax Jaamac Xasan Khaliif

= 125

Musharax madaxweyne Jaamac Xasan Khaliif ayaa shaaciyay inuu wax badan ka qaban doono xaga dhismaha ciidamada xooga dalka Soomaaliya.

Jaamac Xasan Khaliif oo lagu yaqaano wadaninimo ayaa ah musharaxa kaliya ee la isku hubo inuu wax badan ka badalo karo xaaladaha siyaasadeed ee dalka Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale lagu yaaqaan Jaamac Xasan Khaliif, Midnimada iyo qarinimada Soomaaliyeed oo uu muddo badan baadi goobayay.

Hoos ka daawo balanqaadkiisa xaga ciidamada xooga dalka.

 

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K