GARBAHAAREEY ONLINE » DAAWO SAWIRADA: Madaxweynaha Jarmalka oo geeriyooday..
Saturday, February 25th, 2017
header

DAAWO SAWIRADA: Madaxweynaha Jarmalka oo geeriyooday..

= 576

Madaxweynihii hore ee Jarmalka ayaa geeriyooday sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan dowladda Jarmalka.

Madaxweynaha dowladda  Jarmalka ayaa goordhow Warbaahinta u sheegay in isbitaalka uu ku geeriyooday Roman Herzog .

Madaxweynaha Geeriyooday ayaa ahaa hogaamiyihii Jarmalka 1994 ilaa iyo 1999 kii.

“Wuxuu  geeriyooday saacadihii hore ee Taalada waxaana uu ku dhintay  isbitaal u dhow magaalada uu ku dhashay ee gobolka koonfur-galbeed ee Baden-Wurttemberg” ayuu yiri Afhayeen u hadlay dowladda.

Madaxweynahaan ayaa lagu xasuustaa sidii uu dhaqaalaha dalka Jarmalka uu sare ugu qaaday.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K