Saturday, June 24th, 2017
header

DAAWO SAWIRO: Shacabka Muqdisho oo saakay ku soo toosay oo waddooyinka oo xiran..

= 363

Waxaa aad loo adkeeyay amaanka magaalada Muqdisho,iyadoo maanta lagu wado in magaalada ay ka dhacdo doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.

Doorashada ayaa ka dhaceysa xarunta Golaha Shacabka,halkaasi oo ay inta badan ku shiraan Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia.

Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa xaruntaasi ayaa la xiray,waxaana la arkayaa ciidamo isugu jira Boolis iyo nabad sugida kuwaasi oo aad loo adkeynayo amaankooda.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K