Saturday, June 24th, 2017
header

DAAWO: Axmed Madoobe oo war naxdin leh ka soo baxay & Kismaayo oo madaxa gacanta la wada saartay (AKHRI)..

= 588

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Aaxmed Madoobe” ayaa amar kubixiyey in dhamaan guryaha dadka shacabka ay degan yihiin ee ah Guryaha Danta gud oo ay leheed Dowladii dhexe laga wada baxo.

Axmed Madoobe ayaa Amarkaasi waxaa uu ka sheegay Magaalada Kismaayo isagoo Cadeeyay in Guryaha Ay Dowladii dhexe la heyd lagu wareejinayo Maamulka Jubbaladn isalamarkaana dhamaan dadka hada degan laga saarayo.

HALKAAN DAAWO MUUQAALKA..

Inta badan Guryihii Dadnta guud ee Dowladii dhaxe laheyd ayaa waxaa degan Dad u badan dann yar kuwaas oo Hoy iyo ganacasi u yahay lamana oga sababta Maamulka Jubbaland xiligan uu dadka uga saarayo guryihii Dowlada ay laheyd xiligan.

 

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K