Thursday, August 24th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Nimcaan Hillaac oo Wacdaro ka dhigay Muqdisho mar kalena ka careysiiyay Xidigaha Geeska & Xukuumadda Siilaanyo+(DAAWO)..

= 967

Fanaanka caanka ah ee Nimcaan Hillaac ayaa Heeso dadka soo jiiday ka qaaday Xaflad loogu dabaal degayay 15-ka May maalinta dhalinyarada Soomaali oo ku beegan markii 13-kii dhalinyaro keeneen gobonimada.

Nimcaan Hilllaac ayaa Heeso wadani oo horay loo arag soobandhigay.

Shacabkii Xafladda ka soo qeyb galay si aad ah ula dhacay Fanaanka iyo Heesaha Qiirada leh uu qaadayo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

shalay ilaa iyo xalay meelo badan oo caalamka ka mid ah oo Soomaaliya ay ku jirto waxaa ka dhacayay Xaflado loogu dabaal degayo 15-ka May.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K