Saturday, August 19th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Gabar 4-sano jir oo ka Yaabisay Fanaan Ilka Case oo Muqdisho oo ka Wacdareynaya..

= 339

Iyadoo Habeen ka hor magaalada Muqdisho uu ka dhacay Bandhig Faneed uu horboodayay Fanaanka caanka ku ah Raabka Ilka Case Qeyska ayaa waxaa soo baxayay waxyaabo la yaableh uu reebay Bandhig Faneedkaasi.

Dad weyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galay banhdig faneedka Ilka Case oo Heeso kale ay ka qaadayeen fanaaniin kale.

Gabar Afar sano jir ah oo qeyb ka ahayd dadkii si tooska ah u daawanayay ayaa ka yaabisay Fanaanka Ilka Case markii ay soo kortay marsaxa uu saarnaa Fanaanka.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K