Saturday, August 19th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Fanaanad caan ah oo la ilmeysay Jaceyl ka dib Hees Qiiro leh oo ay qaaday+(NABSI JACEYL YUU KU SOO CELIN)..

= 655

Fanaanada caanka ah magaalada Muqdisho Xaawo degan ayaa soo saartay Hees cusub oo loogu magacdaray ” NABSI Yuusan ku soo celin”.

Heestaan oo dad badan ay daawadeen ayaa lagu tilmaamay mid ka tarjumeyso Jaceyl loo taag waayay oo fanaanada la soo dersay.

Fanaanada Xaawo degan ayaa Heesaha ay qaaday waxay u badan yihiin Heeso Jaceyl,kuwaasi oo dhamaantood laab taabasho ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K