Saturday, June 24th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Iidle Yare oo ka sheekeeyay Qiso La Yaab leh oo Qabsatay & Magaciisa oo Gabdho badan lagu dhacay+(CAJIIB)..

= 760

Fanaanka da’da yar Iidle yare oo Wareysi Xiiso badan siiyay Tv-ga RTN oo fadhigiisu uu yahay magaalada Nairobi ayaa ka sheegeeyay Qisooyin Qosol badan oo isaga qabsaday.

Iidle yare oo ah Fanaan dad badan oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal ay taageeraan ayaa sheegay in marar badan ay soo gaareen dhaliilo ku aadan inuu yahay mid ku adkeyn badan Gabdho badan oo jecel.

Balse mida ugu yaabka badan ay tahay in magaciisa Gabdho badan lagu qiyaamay,kuwaasi oo Iidle yare laftiisa aad ujeclaa.

Wuxuu sheegay inuu la kulmay Labo Gabar oo lagu dhacay Facebookiisa oo lacago xad dhaaf ah looga qaatay markii la isaga dhigay Iidle yare.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

Mid ka mid mid ah dhacdadaasi ayuu sheegay inuu kula kacay Nin si aad ah isugu dhow yihiin oo ay shaqo wadaag yihiin oo magaciisa Lacag kaga cunay Gabar ka mid ah taageerayaasha Iidle Yare oo si xad dhaaf u daneyneysay.

Gabdhaha ayaa si Xad dhaaf ah u taageera Fanaaniinta iyagoo xitaa mararka qaar ku waayay Gabarnimadooda,sida marar badan ay dhacday.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K