Thursday, August 24th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Gabar ku sigatay in Nolosheeda ku weysay Ilka Case Qeys dartiisa & Xabad loogu hanjabay..

= 807

Fanaanka caanka ah eek u caan baxay Ilka Casse ayaa sabab u noqon faaray in la dilay Gabadh ka mid ah Gabdhaha ka qeyb galay showgii dhawaan uu ku soo bandhigay Muqdisho.

Gabadha oo si weyn uga ciyaareysay bandhig faneedka Ilka Case ayaa loogu hanjabay in la dili doono,maadama ay ka dheereysay Gabdhaha kale ee Bandhiga ku sugnaa.

Gabadha ayaa lagu eedeeyay waxyaabo Aqlaaq xumo ah iyo iney soo bandhigtay arimo ka hor imaanaya shareecada islaamka.

Gabadha oo ka jawaabtay eedeynta loo jeediyay ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay,islamarkaana sheegtay ineysan ka cabsaneyn in la dilo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K