Saturday, June 24th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Gabdhaha Somaliyed oo dhacdo Xanuun badan ay ku heystaan Qurbaha & Gabar ka sheekeysay Fagaaro dharka looga dhigay+(YAAB)..

= 852

Waxaa jira dhibaatooyin Xanuun badan oo Gabdhaha Soomaaliyeed loogu geytay Qurbaha,kuwaasi oo saameyn xun ku reebta Xusuustooda.

Wixii ka danbeeyay markii ay dagaalada ay ka qarxeen Soomaaliya Shacabka waxay u kala firxsadeen cirifyada caalamka,kuwaasi oo raadinayay nolol dhaanta tan ay Soomaaliya ku heysteen.

Dhibaatooyinka Gabdhaha ay kala kulmaan qurbaha oo fara badan waxaa ugu waa weyn Kufsiga iyo Takoorka dhanka shaqada marka loo eego.

Sidoo kale,waxaa dhaqan doorsoomay dhaqankii suubanaa ee Soomaaliya gaar ahaan Gabdhaha oo ka mid ah kuwa ugu xishoodka badan marka loo eego raga.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K