Saturday, June 24th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Salaad Cali Jeelle oo Xog qarsoon ka bixiyay Hubka ka dhigista Muqdisho & Go’aanka DF Ka qaadatay Khilaafka Khaliifka..

= 1239

Siyaasi Salaad Cali Jeelle ayaa markii ugu horeysay si kooban uga hadlay Hubka ka dhigista ka socota Muqdisho iyo waliba go’aanka Dowladda Soomaaliya ka qaatay khilaafka khaliijka.

Salaad Cali Jeele ayaa marka hore sheegay iney wanaagsan tahay in Hubka laga dhigo dadka aan xaqa u lahayn iney magaalada ku dhex sitaan Hubka iyo mas’uuliyiinta sida xad dhaafka isku hubeeyay.

Wuxuu sheegay iney muhiim tahay talaabadaan ay qaaday Xukuumadda Ra’iisal wasaare Kheyre haboon tahayna in lala shaqeeyo.

Ciidamo si gaar ah u tababaran ayaa hub ka dhigis ka bilaabay magaalada Muqdisho iyadoo inta uu howlgalka socday uu ku daaday dhiig fara badan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K