Saturday, August 19th, 2017
header

DAAWO SAWIRADA: War cusub oo ka soo kordhay weerarkii lagu qaaday Maqaayadda Pizza House & Meydad laga soo saaray..

= 222

Sawirro dheeraad ah ayaa laga soo qaaday weerarkii Ururka Al Shabaab ay ku qaadeen Maqaaxida Pizza House oo ku taalla degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan meel ku dhow Isgoyska Zoobe.

Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa baahisay sawirradan dheeraadka ah ee laga soo qaaday Maqaaxida Pizza House oo xalay Shabaabka ay weerareen.

Saraakiisha laamaha ammaanka Dowladda Federalka waxay sheegeen weerarkan in ay ku dhinteen 18 Qof oo shacab ah, halka tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen, waxaana macquul ah in tirada intaasi ay ka badato.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K