Saturday, June 24th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Qiso dhab ah oo dhexmartay RW Kheyre,MD Muzavani & Madaxweyne Omar Hassan Albashiirka Suudaan+(DAAWO)..

= 254

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib safarkii Adis-ababa ayaa ka sheekeeyay Qisooyin dhab ah uu kala soo kulmay madaxweynayaasha Suudaan iyo Ugandha.

Ra’iisal wasaare kHEYRE ayaa ku bilaabay marka in isagoo ku sugan mid ka mid ah qolalka Martida ee magaalada Adis-ababa uu ugu soo galay madaxweynaha Uganda Yuweri Muzavani,islamarkaana uu ku dhahay ma Ra’iisal wasaaraha Farmaajo ayaa tahay mise,’Wuxuuna ugu Jawaabay Waxaan ahay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya.

SIdoo kale,madaxweynaaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir ayaa weydiiyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya sababta Somalia oo isku dhaqan,isku diin iyo Afba ah isku dilaan,balse Ra’iisal wasaare Kheyre Jawaab waa uu u waayay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K