Saturday, June 24th, 2017
header

MUUQAAL NAXDIN LEH: Weerarkii Pizza House, Meydadka Raggii galay iyo Khasaaraha (Digniin)

= 788

Waxan Halkan idin kugu soo gudbineynaa Muuqaalka sida uu u dhacay Weerarkii Maqaayadda Pizza House iyo Meydadka Al-Shabaabkii galay oo la soo bandhigay.

Afhayeenka Wasaarada Amniga Gudaha Axmed Sayid Carab oo Warbaahinta kula hadlay Dhismaha Maqaayada Pizza House ayaa sheegay in weerarkii ka dhacay halkaasi ay ka dambeeyeen lix nin oo katirsan Al Shabaab oo mid kamid ah is qarxiyay.

Inta la xaqiijiyey Weerarka waxa ku dhintay 18 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 30 kale, Wallow Khasaaruhu uu intaas ka badan karo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K