Saturday, August 19th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Magaalo Qadiimi ah oo laga Helay Bariga Itoobiya & Qiso Cajiib ah oo lagu arkay magaalada+(YAAB)..

= 966

Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa sheegtay in la helay magaalo Qadiimi ah oo ku taalo bariga dalkaasi Itoobiya.

Arintaan ayaa si aad uga yaabisay shacabka iyo Dowladda Itoobiya markii la arkay magaaladan Qadiimiga oo hadda uun la ogaaday.

Magaaladaan Qadiimiga ayaa lagu arkay bariga Itoobiya,waxaana sidoo kale lagu arkay waxyaabo taariikhi ah oo aan horay loo ogeyn.

Halkaan  ka Daawo Warbixin laga diyaariyay.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K