Saturday, June 24th, 2017
header

DHAGEYSO: Xasan Cali Kheyre oo fariin cajiib ah u diray shacabka Soomaaliyeed

= 131

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa fariin nabadeed u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo ugu baaqay inay ka shaqeeyaan sidii nabad lagu heli lahaa.

Dhibaatada dhameysay shacabka Soomaaliyeed ayuu ku sheegay inay tahay xabad, qarax iyo waxyeelo dhexdooda ah, loona baahan yahay sidii arimahaasi looga gudbi lahaa.

RIIX HALKAAN OO DHAGEYSO CODKA

Wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay hubka iska dhigaan oo ay ka shaqeeyaan nabad kusoo celinta dalka Soomaaliya oo haatan wadadiisii la hayo, sida uu sheegay.

Hubka ay heystaan shacabka Soomaaliyeed ayuu sheegay inay yahay dhibaato inteeda la eg, maadaama ay iyaga isku dilayaan.

 

 

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K