Saturday, June 24th, 2017
header

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay arimo la filayay & Fariintiisa cusub

= 104

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa fariin dib u heshiis ah u diray ururka Alshabaab oo dagaal kula jira dowladda Soomaaliya.

Isaga oo ka hadlay shirweynaha dib u heshiisiinta qaranka oo shalay kusoo idlaaday magaalada Muqdisho ayuu sheegay in Al-shabaab muhiim u tahay inay dib ula heshiiyaan shacabkooda.

RIIX HALKAAN OO DHAGEYSO

Dowladda Soomaaliya ayuu sheegay inay diyaar u tahay wadahadal ay la gasho Al-shabaabka doonaya inay dib ula midoobaan shacabka Soomaaliyeed.

Dowladda Soomaaliya ayuu xusay Madaxweyne Farmaajo in ay sameyn doonto tilaabo walbe oo lagu joojinaayo dhiiga Shacabka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhowr jeer dagaalyahanada Al-Shabaab ugu baaqay in ay kusoo biiraan dowladda ,islamarkaana Qaraxyadda ay joojiyaan.

 

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K