Saturday, August 19th, 2017
header

DAAWO VEDIO: RW Kheyre,Wasiirka amniga & Taliyaha NISA oo xalay Halis ku geliyay Noloshooda degmooyin Shabaab ay ku xoogan yihiin oo Muqdisho ku yaalo+(DAAWO)..

= 277

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre aya xalay saqdii dhexe kormeer ku sameeyay isgoysyada sagaal degmo oo ku yaalo Gobolka Banaadir.

Ra’iisal wasaaraha ayaa kormeerka waxaa ku wehlinayay Wasiirka amniga Xukuumada Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidamada NISA,waxayna inta ay kormeerka ku guda jireen wadooyinka kula kulmeen dhalinyaro xilli danbe caweyneysa.

Xasan Cali Khere ayaa ciidamada heegan ku jira ku dhiira geliyay iney sii laba jibaaraan dadaalada ay ku doonayaan sugida amniga.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K