Saturday, June 24th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Fanaan Ilka Case Qeyska oo ku dhex lugeynaya Muqdisho & Wacdaro uu kala kulmay Taageerayaashiisa+(ARAG)..

= 653

Fanaanka caanka ah ee Ilka Case oo maalmahan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa bilaabay inuu ku dhex socdaalo magaalada,halkaasi oo ay taageerayaashiisa sawiro ay kula galayaan.

Ilka Case ayaa sheegay in Muqdisho laga dareemayo Nabad iyo Bareero,islamarkaana ugu baaqay bahda fanka ay yimaadaan Muqdisho Nabada ay ka qeyb qaataan.

inta uu ku guda jiray socdaalka ayuu Fanaanka booqanayay xarumaha ganacsiga Muqdisho,isagoo tilmaamay in xilligan uu Muqdisho ka jiro hormar ganacsi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

 

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K