Saturday, June 24th, 2017
header

DAAWO: Sawiro Waxyaabo cusub oo aadan OGEYN oo kusoo kordhay PIZZA HOUSE

= 317

Dhalinyaro badan oo ku nool gobolka Banaadir ayaa dib u bilaabay dhismaha maqaayada Pizza house oo dhawaan ay weerareen Al-shabaab.

Dhalinyaradan oo ka koobnaa wiilal iyo gabdho ayaa sheegay inay ka xumaadeen dhalinyaradii saaxiibadood ahaa ee ku dhintay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen maqaayada.

Waxay sidoo kale sheegay in dhalinyaro wax baratay kuna sugnaa dalka ay lahaayeen fikradda dhismaha maqaayadaasi oo dhalinyaro badan u sawiro tagi jireen.

Hoos ka daawo Sawirada

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K