Saturday, August 19th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Ciidamada XGD oo talaabo taariikhi oo lama filaan ah qaaday & 200-Qoys danyar ah oo ay u qeybiyeen mushaarkooda+(GUUL)..

= 539

Qaar ka mid ah Ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa qaaday talaabo lama filaan oo muhiim u ah qaranimada Soomaaliya.

Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya oo la ogyahay xuquuqda ay leeyihiin oo iska yar ayaa sameeyay arin lagu farxo ka dib markii mushaarkooda ay la wadaageen 200-Qoys oo ka mid ah Qoysaska dhibaateysan.

Waxayna u qeybiyeen Qoysaska danyarta ah,kuwaasi oo si weyn u soo dhaweeyay talaabadaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

 

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K