Sunday, September 24th, 2017
header

ARAG SAWIRADA: Siday isku galeen Ciidamada Puntland & Al-shabaab+(Qasaaro weyn oo ka dhashay)..

= 369

Ciidamada  Ammaanka dowlad goboleedka Puntland iyo Al-shabaab ayaa waxa ku dagaallameen Buuraha Calmadow ee gobolka Bari sida ay sheegeen Mas’uuliyiinta maamulka Puntland.

Dagaalka oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa la isku adeegsaday hoobiyeyaal.

Saraakiisha Ammaanka maamulka Puntland ayaa guul weyn ka sheegtay dagaalkaasi, waxaana ay sheegeen in ay burburiyeen Saldhiga Al-Shabaab lahaayeen.

Puntland ayaa ku hanjabtay in ay qaadi doono tilaabo walbo oo Al-Shabaab looga saarayo gobolka Bari.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K