Tuesday, July 25th, 2017
header

DAAWO: Ciidamada Jubba Land oo gacanta ku dhigay Ajaaniib si sharcidaro ah uga kaluumeysaneyso xeebaha Kismaayo..

= 108

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland waxaa lagu soo bandhigay Ajaanib si sharci daro ah uga Kalluumeysanaayay Xeebaha gobolka Jubbada Hoose.

Sideed ka mid ah ajaaniibtan, ayaa waxay u dhasheen dalka Pakistan, halka labada kalana ay u dhasheen Iran sida ay shaaciyeen Ciidamada Ammaanka Jubbaland.

Howlgal ka dhacay Xeebaha degaanka Kudhaa ayaa lagu soo qabtay raggaan.

Jubbaland waxa ay sheegtay in ay dhawaan Sharciga horkeeni doonto raggaasi.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K