Tuesday, July 25th, 2017
header

AKHRISO: Heshiis Taariikhi ah oo ay wada gaareen madaxweyne Xaaf & C/wali Gaas dagaalka Gaalkacyo..

= 206

Waxaa Magaalada Gaalkacyo lagu soo xiray Shir u dhaxeeyay maamulada Puntland iyo Galmudug oo looga hadlaayay colaada ka taagan Gaalkacyo.

Shirkaan ayaa intii uu socday waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan maamulada Puntland , Galmudug iyo maamulka gobolka Mudug ee labada dhinac.

Haddaba Akhriso Qodobada ay ku heshiiyeen Puntland iyo Galmudug.

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K