Sunday, September 24th, 2017
header

DAAWO+VEDIO DEG DEG: XOG Yaableh oo laga helay Qaraxii Muqdisho & J/LAND, S/LAND & P/LAND+(OGOW)..

= 3195

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxii ismiidaaminta ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaana ku dhintay ku dhawaad 15-Qof halka inka badana ay ku dhaawacmeen.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay gudaha xarunta degmada Wadajir oo ku dhow suuqa weyn oo aad u saxmad badan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K