Sunday, September 24th, 2017
header

DAAWO VEDIO: Xiisada & Mucaaradka DF oo cirka isku shareeray & Siyaasi caan ah oo macquul ah uga Hadlay Arinta Qalbi dhagax

= 521

Iyadoo maanta ay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay ka doodayaan Arinta C/kariim Sheikh Muuse Qalbi dhagax ayaa arintaasi waxaa ka hadlay siyaasiyiinta Soomaaliya iyo sida ay shacabka u arkaan.

Cali Seeko oo  horay u soo noqday Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu taageersan yahay go’aanka Xukuumadda ka qaadatay Qalbi dhagax,wuxuuna shacabka iyo siyaasiyiinta ugu baaqay in la taageero Dowladda Curdunka ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO VEDIOGA..

ISHA KU HAAY WARARKEENA RIIX HALKAAN

 

GARBAHAAREEY.COM.

XAFIISKA-MUQDISHO.

NALA SOO XARIIR .

Garbahaareey@gmail.com.


×
K